Maxaa sababay xilka qaadista deg dega ah ee Xoghayihii joogtada ahaa ee Xafiiska RW?

Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan sababihii keenay in deg deg  xilka looga qaado Xoghayihii joogtada ahaa maalmo ka hor loo magacaabay xafiiska RW Somalia. Ku-simaha Ra’iisal wasaaraha ahna RW ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xilkii ka qaaday Xoghayaha joogtada KMG ah ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Cabdirisaaq Xuseen Aadan Wiilkan oo ay … Continue reading Maxaa sababay xilka qaadista deg dega ah ee Xoghayihii joogtada ahaa ee Xafiiska RW?